BBC News, Somali - War
Wararka ugu waaweyn
Maxay tahay sababta loo xiray boqorka Ingiriiska walaalkiisa Andrew Mountbatten-Windsor?
Andrew Mountbatten-Windsor ayaa la xiray isaga oo looga shakisan yahay xad gudub uu ku sameeyay xafiiska dadweyne.
TOOS, Andrew Mountbatten- oo la xiray, iyadoo looga shakisan yahay in uu si xun u dhaqmay oo uu sameyay ku takrifal xafiis dowladeed
Waxaan ognahay in Andrew la xiray iyadoo looga shakisan yahay inuu ku kacay falal anshax xumo ah xafiis dowladeed iyo inuu xiran yahay - laakiin weli waxaan sugeynaa faahfaahin muhiim ah.
Maxay ku kala duwan yihiin soonka muslimiinta iyo kan kirshtanka ee isku soo beegmay sanadkaan?
Soonka bisha Ramadaan waa tiir ka mid ah shanta tiir ee Islaamka, taasoo ku waajib ah qof kasta oo muslim ah oo qaangaar ah, miyir qaba, caafimaadkiisu taam yahay.
Jarmalka oo ka fekeraya iibsiga diyaaradaha F-35 ee Maraykanku sameeyo
Sida ay daabacday Wakaaladda Wararka ee Reuters Jarmalka ayaa ka baaraandeggaya in uu dalbado diyaarado dagaal oo F-35 ah oo Maraykanku sameeyo, sida ay Reuters u sheegeen labo ilo, taasoo ah talaabo dhaqaajinaysa ku tiirsanaanta Berlin ee teknoolojiyadda milateri ee Mareykanka maadaama barnaamijkooda diyaaradda dagaalka jiilka xiga ee ay wadaagaan Faransiiska uu daciifayo.
Awoodda kooxda Xamaas oo dib ugu soo noqonaysa Qasa
Markii xabbad-joojin uu Maraykanku soo rogay ay hakisay dagaalkii Qaza bishii Oktoobar ee la soo dhaafay, dagaalkii Xamaas ee ka dhanka ahaa Israa'iil ayaa isku beddelay dagaal ay ku koontaroolayaan magaalada.
Sidee isaga ilaalin kartaa gaajada iyo haraadka inta lagu jiro soonka?
Khabiir ayaa ku talinaya in afurka loo qaato saddex marxaladood, iyadoo u dhexeysa mid kasta lix daqiiqo, si la mid ah suxuurta, sababtuna waa in maskaxdu u baahan tahay 18 daqiiqo si ay u hesho calaamadda dheregga.
Trump oo milateriga Maraykanka u sheegay war xasaasi ah xilli uu ciidamadiisa kala baxayo Suuriya
Go'aankan ayaa yimid iyadoo Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump uu kordhinayo joogitaanka militariga ee Bariga Dhexe ayadoo xiisadda kala dhaxaysa Iiraan ay sii kordhayso
Kenya oo sheegtay inay ka hortageen weerarar ay damac sanaayeen al-shabaab iyo halka ay ka geysan rabeen
Boolisku waxay sheegeen in muddo ay samaynayeen howlgalo dabagal iyo xog aruurin qarsoodi ah ay ku qabteen waxay ugu yeereen shabakad argagixiso oo ay sheegen inay ka hawlgallaysay xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab.
Maxaa ka jira warka la xiriira caafimaad darrada madaxweynaha Imaaraatka ee faafay?
Madaxweynaha Imaaraadka Sheikh Mohammed bin Zayed Al Nahyan ayaa soo afjaray xanta ku saabsanayd caafimaadkiisa, isagoo soo saaray fariin uu ku muujinayo curashada bisha Ramadaan iyo sanadka cusub.
Sida AI uga caawiyo beeraleyda Soomaaliyeed khataraha isbeddelka cimilada
Nidaamku wuxuu ururiyaa xogta wakhtiga dhabta ah ee laga helo qalabka dareemayaasha biyaha iyo xarumaha cimilada. Xogtaas ayaa lagu falanqeeyaa moodello garaad macmal ah,
Australia oo dalkeeda ka mamnuucday muwaadiniinteeda lala xiriirinayo koox ka dagaallanta Soomaaliya
Wasiirka arrimaha gudaha ee Australia Tony Burke ayaa Arbacadii sheegay in mamnuucida la soo saaray "iyaga oo talada ka helaya hay'adaha ammaanka"
Haweeney dhagool ahayd oo ay si xun u dileen rag aysan garaneyn oo ay la caweyneysay
Zahwa Mukhtar, oo 27 jir ahayd, ayaa laga tuuray gaariga si xunna loo garaacay bishii August ee sanadkii hore.
BBC Somali waxaad ka heli kartaa WhatsAPP
Wararka Soomaalida iyo Qurbaha
Fan iyo Dhaqan
Diin iyo Taariikh
Maqal iyo Muuqaal
Barnaamijyada Idaacadda
Listen Next, Idaacadda Subaxnimo, 07:00, 20 Febraayo 2026, Muddada 29,00
Barnaamijka aroornimo ee soo bandhiga wararka gogoldhaca u ah maalinta iyo cayaaraha.
Dhageyso, Dunida Iyo Maanta, 16:59, 19 Febraayo 2026, Muddada 1,00,00
Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.
Dhageyso, Idaacadda Subaxnimo, 07:00, 19 Febraayo 2026, Muddada 29,00
Barnaamijka aroornimo ee soo bandhiga wararka gogoldhaca u ah maalinta iyo cayaaraha.
Dhageyso, Dunida Iyo Maanta, 16:59, 18 Febraayo 2026, Muddada 1,00,00
Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.
